CPJ launches Somali Security Guide

Last week, two gunmen waited near the home of a young Somali journalist, Rahmo Abdulkadir, who had recently returned to the capital from the Galgadud district in central Somalia where she worked as a reporter for Radio Abudwaq (Worshipper). According to local journalists, 25-year-old Rahmo had just left an Internet café in Mogadishu around 9:30 p.m. on March 24 with a friend when she was shot and killed. Her companion was not harmed.

This narrative is tragically repetitive. Unknown assailants continue to target Somali journalists–courageous, often young, reporters trying to make a name for themselves–with total impunity. Many veteran reporters and editors have fled into exile from conflict-ridden Somalia, leaving behind young, sometimes inexperienced reporters on a vitally important but extremely risky beat. Last year was the deadliest year on record for a country with a long history of press killings:  Twelve journalists were killed in the line duty. The success of government and allied forces in ousting Al-Shabaab militants from Mogadishu and a key port town, Kismayo, has not curbed the number of attacks against the press nor increased the likelihood of arrest and prosecution for the perpetrators.

CPJ does not want to see these depressing statistics repeat themselves in 2013. In a bid to help our colleagues improve their personal safety, we have translated our Journalist Security Guide into Somali, with the support of Google Africa. While the guide is designed for a global audience, CPJ enlisted a veteran Somali journalist to review the material for local relevance. It is our hope that many Somali journalists will find it useful in their day-to-day work. The entire Somali guide can be read, printed, and downloaded here.

EDITOR’S NOTE: Subsequent to the publication of this report, questions were raised about the veracity of Rahmo’s death. CPJ has published two follow-up reports detailing those questions, which raise doubts as to whether a killing took place as described. CPJ continues to monitor the case.

 

Cpj Waxay bilawday Agaha Amaanka Saxafiga oo Somali ah
Tom Rhodes/La taliyaha Bariga Africa CPJ

Horaantii toddobaadkan labo dabley ayaa waxay kudileen Muqdisho, wariya Rahmo Abdulkadir,  kuwasoo kusii sugaye goob gurigeeda u dhow, Rahmo waxay ahayd wariya da’yar ee Somali ah, waxay Muqdisho kusoo laabatay ayaamahaas ayado katimid degmada Abudwaaq oo katirsan gobolada dhexe ee Somalia, halkaas ay kahayd wariya usoo tabiya wararka radio abudwaaq. Rahmo waxay jirtay 25 sano sida ay shegeen wariyaasha kale ee gudaha, Rahmo waxay kasoo baxday goob intarneet abaarihii 9:30pm fiidnimo waxaa wehliyay saaxibtayd, Rahmo  waa la toogatay goobtii ayay kudhimatay markiiba, qofkii lasocday waa ubad-baaday.

Dacdooyinka nocaas waa kuwa soo lalaabta. Gacan kudiig la yaal aan heebtooda la aqoon ayaa waxay bartilmaameestaan wariyayaasha Somaliyeed, kuwasoo naftooda huray kuna shaqeeyaan xaalad adag si geesinima ah. Wariyayaal iyo tafaftirayaal badan oo caan ah ayaa ka cararay wadanka ayagoo door bidan inay kunoolaadaan wadama dibadda, waxay kudhaafeen wadanka wariyeyaal da’yar, mararka qaar ah wax qibrad lahayn, waa loo baahan yahay balse xaalada ayaa ah mid halis ah. Sanadii hore ayaa ahaa sanadka ugu dilka badnaa oo soo mara taariiqda saxaafada caalamka. Labo iyo taban wariye ayaa la dilay  ayagoo shaqa kujira. Guulaha dowlada iyo ciidamada xulafada la ah, kasaarida ururka lashabaab goobaha muhiimka ah sida caasimada iyo magaala xebeedka Kismayo, ma noqon mid joojisa weerada wariga wariyeyaasha lagu hayo, balse waxay kor uqaaday tacadiyada iyo xabsi loo geesto suxufiyiinta Somalia.

Ururka difaaca saxafiyiinta CPJ madoonaayo dhacdooyinka nocaa inay soo laabtaan sanada 2013ka. Si aan u caawino saaxibadeen (saxafiyiinta somaliyeed) on kor ugu qaadno amaankooda waxaan Somali  ku tarjumnay hagaha saxafiyiinta (Journalist Security Guide), waxaa naga kaalmeeysay si deeqsinima ah Google Africa.   Ayadoo loogu talagalay loona qaabeeyay heer caalami ah, CPJ waxay la kaashatay qabiiro kutaqasusay saxaafada Somalia si ay ugu salayso heerka guddaha Somalia. Waxan ku rajawaynahay inu noqon mid aad iyo aad ucaawiyo saxafiyiinta somalida. dhamaan hagaha ama guideka, waxaad ka daabacan, aqrisan ama ka download garysan kartaa halkan riix here.